Dab saakay ka kacay Garoonka Aadan Cadde iyo Howlihii garoonka oo hakad galay

Waxaa saakay dab uu ka kacay qeyb kamid ah garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, waxaana saacado hakad ku yimid duulimaadka iyo shaqooyinkii kale ee garoonka ka socday. Sida aan wararka ku helnay dabka ayaa saakay ka kacay gudaha Maqaayad kutaala garoonka Diyaraadaha Aadan Cadde gaar ahaan qeybta duulimaadyada caalamiga ka baxaan. Dabka oon … Continue reading Dab saakay ka kacay Garoonka Aadan Cadde iyo Howlihii garoonka oo hakad galay